Licenses

Shuruudaha Bixinta Liisanada Gaadiidka

Shuruudaha Bixinta  Adeega Gaadiidka Dadweynaha ,Gaadiidka dawladda,Gaadiidka haayadaha ,iyo liisanka wadidda gaadiidka oo kala ah liisanka gaadiidka shacabka iyo liisanka gaadiidka dawladda.

 

Faqrada 1 aad : Hanaanka Bixinta Buuga cusub iyo Sumada cusub:

1:  kaadhkiisa aqoonsiga, ama baasaboorkiisa

2:  Waa inuu keenaa Gaadhiga si loo hubiyo
3:  Warqada cashuurta Kastamka (Entry)

4:  cashuurta buuga & sumada gaadiidka.

5: laba sawir oo kur ah

Faqrada 2 aad : Shuruudaha Samaynta kala wareejinta gaadhiga

1: kaadhkiisa aqoonsiga, ama baasaboorkiisa

2: Gaadhiga iyo Buuga  si loo hubiyo

  3: nootaayada kala iibsiga ee  sharciga ah, ee  wasaarada cadaalada

4:  Waraaqda  cashuurta kala warejinta .